Madaxweynihii hore ee Kenya oo lagu xukumay inuu bixiyo 10 Milyan oo dollar

Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha, Maxkamadda sare ee Kenya ayaa xukuntay in Madaxweynihii hore Daniel arap Moi uu bixiyo ku dhawaad 10 milyan oo doollar isagoo siinaya qoys uu si sharci darro ah ugala wareegay dhul muddo haatan laga joogo 36 sano. Wargeyska Daily Nation ayaa sheegay in 21 Sebtembar 1983 uu Madaxweynahan hore … Continue reading Madaxweynihii hore ee Kenya oo lagu xukumay inuu bixiyo 10 Milyan oo dollar